Xukuumadda oo sheegtay inay Itoobiya ku wargelisay in la soo magacaabayo wakiilka Itoobiya

0
Sunday December 01, 2019 - 12:42:09 in by salman abdi
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda oo sheegtay inay Itoobiya ku wargelisay in la soo magacaabayo wakiilka Itoobiya

    Xukuumadda oo sheegtay inay Itoobiya ku wargelisay in la soo magacaabayo wakiilka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda oo sheegtay inay Itoobiya ku wargelisay in la soo magacaabayo wakiilka Itoobiya

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dawladda Itoobiya ku soo wargelisay in si dhaqso ah loo soo magacaabayo qunsulkii dawladda Itoobiya u fadhiyay Hargeysa oo ay jagadiisu banaantahay dhawrkii bilood ee u dambeeyay.

Wasiirka arrimaha dibadda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu waraysi gaar ah la yeeshay wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa, ayaa wuxuu mar kale meesha ka saaray oo uu fikir shakhsi ku tilmaamay hadal ay wargeyskan The Reporter hore u siiyeen agaasimayaasha wasaradaha arrimaha dibadda iyo warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo walaac ka muujiyay siyaasadda dawladda Itoobiya ee gobalka.