Ururka Daacish oo Kala Jartay Xidhiidhkii Ganacsi ee Wadamada Carabta iyo Turkiga.

0
Wednesday October 22, 2014 - 21:43:37 in by salman abdi
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Daacish oo Kala Jartay Xidhiidhkii Ganacsi ee Wadamada Carabta iyo Turkiga.

    Xidhiidhkii ganacsiga ee wadanka turkigu la laaha wadamad carabta yaa qarka u saaran inuu gabi ahaanba istaago, tan iyo markii ay jabhadda islaamiga ah ee Daacish isku balaadhiyeen dhulkii ay mari jireen gaadiidka gacansiga ee u kala gudbaya wadamad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidhiidhkii ganacsiga ee wadanka turkigu la laaha wadamad carabta yaa qarka u saaran inuu gabi ahaanba istaago, tan iyo markii ay jabhadda islaamiga ah ee Daacish isku balaadhiyeen dhulkii ay mari jireen gaadiidka gacansiga ee u kala gudbaya wadamada turkiga iyo carabta.

an iyo markii ay jabhadda islaamiga ah ee Daacish isku balaadhiyeen dhulkii ay mari jireen gaadiidka gacansiga ee u kala gudbaya wadamada turkiga iyo carabta.

Habur waa magaalo xuduuda turkiga iyo ciraaq ku taala waxaana ku yaala bar kontrool oo ay isticmaalaan gaadiidka xamuulka ganacsi ukala gudbiya wadamad Ciraaq,Turkiga iyo Sucuudi Ccarabaiya.


marinkani ka hor intii aanay Daacish qabsanindhulka ay haataan haysato waxaa uu ahaan jiray marin aad u mashquul badan gaadiidka doonaya in ay ka gudbaan bartani konrol waxaa ay kayuu u gali jireen masaafo gadhaysa 20km oo gadiidku ay xidhiidhsanaan jireen, waxaana gaadhi kasta ay ku qaadan jintay in halkaasi uu ka gudbo muddo 1maalinku dhaw.

haatanse markii xoogaga daacish ay fadhiisteen dhulkii muhiimka u ahaa isu socodka gaadiidka arrintu way is badhashay saxmadiina way yaraatay sida sawirkani kamuuqata gadiid aad u tiro yar ayaa taagan oo doonaya in ay ka gudbaan .
ugu yaraan maalintii oo kaliya waxa ka gudbi jiray marinkani habur 2.200 oo gaadhi, haatan se 24-kii saacadoodba waxaa gudba in ku dhaw 1,400oo Gaadhi.
darawaliinta turkida ah ee gaadiidkaasi wada ayaaa ka walaacay in ay kaxeeyaan gaadiika tagaya gudaha wadanak ciraaq gaar ahaan magaalada Irbil waayo kooxda daacish ayaa haddda ka hor waxa ay afduubeen darawal gaadhi oo turkiga u dhasay in kasta oo ay sii dayeen isagoo aan wax dhibaato ahi gaadhin.

imika ganacsatada wadanka Turkiga iyo sucuudiga badeecadaha u kala gudbiyaa waxaa u furan laba dariiq oo kala ah in ay badeecadahooda ka gudbiyaan laba dhinac oo kala ah dhanka marinka kanal suways ee dalka masar iyo in ay maraan dhanka wadanka Iran oo ay halkaasi sucuudiga kasoo galaan labadaasi dariiq waa laba dariiq oo aad u kharash badan waxaan halkii gaadiidba kharashkiisa ku kordhaysa 2000 oo dollarka maraykanka .

waxaana ay kamid tahay dhibaatooyinka dhaqaale iyo ganacsi ee uu sababay dagaalka bariga dhexe ku dhexmaraya kooxda daacish iyo xulafada reer galbeedka.


Contact@afkashacabka.com