Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale ka dooddaya sharciga Doorashooyinka Qaranka

0
Saturday December 07, 2019 - 13:12:16 in by salman abdi
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale ka dooddaya sharciga Doorashooyinka Qaranka

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale ka dooddaya sharciga Doorashooyinka Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale ka dooddaya sharciga Doorashooyinka Qaranka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in mar kale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka.

 

 

 

Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida doodda akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay soo diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka.

 

Xildhibaannada ayaa khamiistii dood adag ka yeeshay sharcigan, iyadoo Xildhibaanno badan ay ka dhiibteen aragtidooda la xiriirta sharciga doorashooyinka Qaranka, waxaana maanta markale ay Xildhibaannada ka hadli doonaan sharcigan.