Dawladda Ingiriiska Oo U Sacabo-Tuntay Heshiiska Ceel-Afweyn

0
Thursday December 26, 2019 - 11:17:29 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Ingiriiska Oo U Sacabo-Tuntay Heshiiska Ceel-Afweyn

    Dawladda Ingiriiska Oo U Sacabo-Tuntay Heshiiska Ceel-Afweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Ingiriiska Oo U Sacabo-Tuntay Heshiiska Ceel-Afweyn

Boqortoyada Ingiriiska ayaa u sacabo tuntay heshiiska toddobaadkan lagu saxeexay magaalada Ceel-afweyn ee dhex maray beelihii walaalaha ahaa ee hore ugu dagaalamay.

Ergayga dawladda Ingiriiska u joogay Hargeysa danjire Stuart Brown ayaa qoraal kooban oo ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi "Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska nabadeed ee taariikhiga ah ee axadii lagu gaadhay Ceel-afweyn. Afar sano oo colaad ah ka dib heshiiskani wuxuu markhaatiu yahay ahmiyada ay leedahay in bulshada deegaanku ay horseed ka noqoto dedaalada nabadeed ee Somaliland. Hambalyo dhammaan intii ka qayb qaadatay. Waxaan rajaynayaa in bulshadu ay ku naalooto nabad waarta.”

ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi "Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska nabadeed ee taariikhiga ah ee axadii lagu gaadhay Ceel-afweyn. Afar sano oo colaad ah ka dib heshiiskani wuxuu markhaatiu yahay ahmiyada ay leedahay in bulshada deegaanku ay horseed ka noqoto dedaalada nabadeed ee Somaliland. Hambalyo dhammaan intii ka qayb qaadatay. Waxaan rajaynayaa in bulshadu ay ku naalooto nabad waarta.”