Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Dalka Dibada Uga Dhoofay & Ujeedada Safarkooda Oo Dareeno Abuuray.

0
Tuesday December 31, 2019 - 13:04:50 in by salman abdi
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Dalka Dibada Uga Dhoofay & Ujeedada Safarkooda Oo Dareeno Abuuray.

    Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Dalka Dibada Uga Dhoofay & Ujeedada Safarkooda Oo Dareeno Abuuray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Dalka Dibada Uga Dhoofay & Ujeedada Safarkooda Oo Dareeno Abuuray.  Labada guddoomiye xisbi Mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Faysal Cali Waraabe ayaa dalka ka dhoofay.
Socdaalka labada guddoomiye mucaarad oo kala duwan ayay wararku sheegayaan inuu la xidhiidho arrimo u gaar ah oo aan siyaasad ku salaysnayn, waxase uu socdaalkoodu ku soo beegmayaa iyadoo aanay weli dhammaan qaddiyadda guddiga doorashooyinka ee wakhtigan iyo dib u soo celinta kuwii hore oo ahaa qodobadii ay soo saareen ergadii dhexdhexaadintu oo aan weli si rasmi ah loo fulin.

Labada guddoomiye mucaarad ayaa la sheegay inay dalka ku soo laaban doonaan ka hor inta aanay gaadhin 10 january oo uu Madaxweynuhu qabsaday inuu ku soo dhammeeyo sidii loo fulin lahaa labadaas qodob ee ergadu soo saartay ee kala dirista guddiga doorashada ee wakhtigan iyo soo celinta kuwii hore oo uu sheegay inuu sharciga soo waafajin doono.