MADAXWEYNE SIILAANYO IYO DOWLADIISA WAXAN LEEYAHAY , SONYO NOQON MAYSO DALADI DHALINYARADA QARANKA SIDAANA COD KAGA HELI MAYSAAN HARGEISA IYO GABILAY !

0
Thursday March 06, 2014 - 08:01:54 in by Super Admin
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO IYO DOWLADIISA WAXAN LEEYAHAY , SONYO NOQON MAYSO DALADI DHALINYARADA QARANKA SIDAANA COD KAGA HELI MAYSAAN HARGEISA IYO GABILAY !

    Sida Aynu La Wada Socono Waxa Baryahanba Socotay In NGO –gi SONYO Inu Isu Diyaarinayay Inu Sheegto Magaca Dhalinyarada Qaranka Isago Horena Aanu Ogayn Oo INGO ga u Sheegan Jiray Inu Yahay Goobta Kulmisa Dhalinyarada Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Aynu La Wada Socono Waxa Baryahanba Socotay In NGO –gi SONYO Inu Isu Diyaarinayay Inu Sheegto Magaca Dhalinyarada Qaranka Isago Horena Aanu Ogayn Oo INGO ga u Sheegan Jiray Inu Yahay Goobta Kulmisa Dhalinyarada Qaranka

Sida Aynu La Wada Socono Waxa Baryahanba Socotay In NGO –gi SONYO Inu Isu Diyaarinayay Inu Sheegto Magaca Dhalinyarada Qaranka Isago Horena Aanu Ogayn Oo INGO ga u Sheegan Jiray Inu Yahay Goobta Kulmisa Dhalinyarada Qaranka Taaso Aan Odhan Karo Waa Mid Gaf ku Ah Dhalinyarada Qaranka Waana Mid Aan Aad Ugasoo Horjeedno Mid Soconaysana ilama Aha Mustaqbalka Dhow ,

 

Masaladan Hadaan Tusaale Kooban Ka Bixiyo Hadan Hada Anigu Sameeyo Organization Security Service Ah Oo Shaqsi Kasto Muwaadini Samaynsan karo Hadana Xaq uma Lihi Inaan Sheegto National Defense Kii Qaranka , Taasi wa Mid La Mida Tan Hada Aan Arkayo Oo NGO Ay Samaysteen Ashqaas Koobani Ba La Raba In Lagu Sheego DALADII DHALINYARADA QARANKA ,

 

Waxanan Leeyahay Xukuumada Ahmed Siilaanyo Hor Kaco Masaladani Maaha Mid u Cuntamaysa DHALINYARADA SOMALILAND , Waana Mid Gaf Ku Ah , Hadanse Qaawiyo Ajandaha Ugu Wayne Masaladan Ka Danbeeya XAAJI AHMED SIILAANYO Haduu Doonayo Inuu So Noqdo Waxan Odhan Laha Sidan Cod Ku Keeni Maysid NGO gan Hargeisa Iyo GABILAY Kulmiyaana Somaliland Dhalinyaradeedi Ku Keeni Maayan Mana Aha Mid Aad Tusaale Uga Dhigan Doonto Inad Dhalinyarada Waxtartay Waase Mid Dhabarjab Kugu Noqon Doonta Markaad Hargeisa Dhaafto OLOLAHA Aad Isu Diyaarinayso !

 

 

Dhalinyarada Somaliland Ka Wayn Wax Qol Qaado , Dhalinyarada Somaliland na Ka Balaadhan NGO –ga SONYO , Waxase Aan Odhan Karaa Dalkan Bililiqadu Ku Socoto Ee Qofba Meel Kootada Ku Xidhay Haduu Sidan Kusii Socdo Qarniyaal Kaso Noqon Maayo Halkuu Ku Dhaco Waanan Ka Xunahay Hababka Cusub ee So Baxay Waana GEDII KULMIYE , Waxanan Ana Ka Codsan Laha Hadii Sidan Cod Lagu Rabo In Ana Lay Fududeeyo Organization Security Service sii An Maalmo Ka Dibna u Sheegto National Defense Army –

Intaa Hadan Soo Dhaafo Waxan Baaq u Dirayaa Dhalinyarada Somaliland Min TUKARAQ ilaa LOWYACADO Inay Ka Hadlaan Kana Xumaadan Waxa Socda Kana Hor Yimaadan Sidoo Kalena Waxan Ku Baaqaya Dhalinyarada Waxgaradka Ah Ee Hada Ku Sugan Magaalada Hargeisa In Kulan Dagdag Ah Laysugu Yimaado Si Masaladan Looga Wada Hadlo Insha ALAH na waxan Rajaynaya In Howsha Si Dhaqsaa Loogu Kici Doono , Waana In Midkastaba Wacyi Galiyaa Kuwa Kale Ee uu Aqoonta u Leeyahay .

 

Maanta Somaliland Waxay Maraysa In Howlihii Haayadaha Qaranka Midba Maalin Dhowr Qof Lagu Wareejiyo Anigu Waxan Filaya In Mucaaradku Masalada Ka Hadli Doono Madaxdoodu , Waana Dhabarjabkii Qaranimada , Haday Malinba Marayso In Shaqo Iyo Howl Qaran NGO Iyo Company Lagu Wareejiyo , Somaliland na Godka Lagu Wada Ka Wayn Mid Dhaqso Looga Soo Saari Karo , Godka Qodistiisa Hadan Laga Hortagina Waxa Dhici Doona In Kaso Saarideedu Adkaato !

 

Inta Markaan Kaso Gudbo Taariikhda Dhalinyarada So Martay Intii SIILAANYO Joogay Ee Aad Ka Naxayso Waxa Kaaga filan In Ciyaartoygii BURCO Taariikhda Markii Koobaad Qabyaalad Laguso Qaybiyay Waana Nasiibdarada Maanta Jirta Waxana Masuuliyada Howsha Laha WASIIRKA CIYAARAHA IYO DHALINYARADA Oo Ah Ka Hadana Masaladan Aaan Ka Xunahay Fududeeyay Ee Aad Odhan Kartaba Danta Uu Qaranka u Hayo Maaha Wasiir Ka Adkaaday !

 

Waxan Kuso Gunanadaya In Dhalinyaradu KULAMO Isugu Timaado Gobolada Guud Ahaan Iyo Caasimadaba Lagaga Hadlayo Aayaha Dhalinyarada Qaranka Ee Maanta Ad Ogtihiin Masiibooyinka Ku Habsaday Qaarkoodna Baduhu Dhameeyeen , WAXANSE LEEYAHAY !

 

SONYO IYO DIRKEEDIYO

SIILAANYO WA TAGI  

ADNA WAAD SARAYNE

HA SOCDAALIN WALAL

HANA MARIN SAXARIYO

SAKARAATUL MODWKAA

SAHANBA INO MAQAN

SALDHIGIISU UCID YAHAY

JAMAAL UU SAREEYIYO

SARKAAL WAYN INOYAY

SAACADA KA HADHAYBE

SAMIR YEESHA WALIGIIN !

 

Maansadani Way Socon Iyadoo Dheer Insha ALAH Maalmaha So Socdana Waad Ku Arki Doontaan Saxaafada Inteeda Madaxa Banaan !

 

 

From : Mohamed Ahmed

Hargeisa / Somaliland

063-44 3636 9

*************************************************************************************************************************************