Kornayl Caare Oo Dalka Dibadiisa U Baxay Iyo Wadanka Uu Ku Sii Jeedo.

0
Monday January 06, 2020 - 14:02:43 in by salman abdi
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kornayl Caare Oo Dalka Dibadiisa U Baxay Iyo Wadanka Uu Ku Sii Jeedo.

    Kornayl Caare Oo Dalka Dibadiisa U Baxay Iyo Wadanka Uu Ku Sii Jeedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kornayl Caare Oo Dalka Dibadiisa U Baxay Iyo Wadanka Uu Ku Sii Jeedo.

Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo dhawaan la heshiiyay xukuumadda Somaliland ayaa loo gudbiyay saaka dhinaca Ethiopia sida uu ii xaqiijiyay Raage Ahmed, oo wajaale ku sugan.

Magaalada wajaale ee xuduudka ayuu saaka uga gudbay dhinaca Ethiopia.

Shuruudaha lagu heshiiyay ayay ku jirtay in uu dalka dibadda uga baxo kadibna codsi soo dalbado.

Weli lama sheegin in uu Ethiopia ku nagaanayo iyo in uu waddan kale uga sii gudbaayo.