Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto

0
Tuesday January 07, 2020 - 14:41:42 in by salman abdi
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sacuudiga oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo Soomaaliya ku jirto Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay dhismaha gole ka kooban sideed waddan oo Carab iyo Afrikaan ah oo xaduud  baddeed la wadaaga Badda Cas iyo Gacanka Cadan.
Boqorka Sacuudiga Salmaan ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Jordan, Ereteriya, Yemen, Suudaan, Soomaaliya, iyo Jabuuti magaalada Riyad wuxuuna ugu hambalyeeyay aasaaska golaha iyo saxiixa Axdiga Golaha.

Intii uu socday kulanka, wasiirradu waxay ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa iskaashiga ka dhexeeya waddamada xuduudda la leh Badda Cas si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida gobolka, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga.