Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe oo xilkii laga qaaday+Sababta Xilka Looga Qaaday.

0
Friday January 10, 2020 - 11:36:45 in by salman abdi
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe oo xilkii laga qaaday+Sababta Xilka Looga Qaaday.

    Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe oo xilkii laga qaaday+Sababta Xilka Looga Qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe oo xilkii laga qaaday+Sababta Xilka Looga Qaaday. Sida lagu sheegay waraaq kasoo baxday Wasaaradda Tacliinta sare iyo Sayniska ee fadaraalka waxaa xilkii laga qaaday Dr Yared Mamo oo ahaa Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe.

 

Lama sheegin waxa sababay xilka qaadistan Madaxwaynihii hore ee Jaamacadda Diridhabe, balse waxaa jiray in si guud looga tallaabo qaadayay maalmahan arday iyo masuuliyiinta qaar kamid ah Jaamacadaha dalka, kuwaas oo lala xiriirinayo dhibaatooyinkii Jaamacadaha ka dhacay.

Jaamacadda Diridhabe ayaa wakhti xaadirkan xidhan oo haba yaraatee aysan waxbarasho ka socon marka laga reebo 6 arday oo heerka Master-ka dhigta.

Jaamacadda ayaa waxaa si kumeel gaar ah Madaxwayne uga sii ahaan doonta Dr Ubax Adan oo markii hore ahayd ku xigeenka Jaamacadda.