Weerar ka dhacay Gaarisa oo macalimiin lagu dilay+Tirada Dhimatay
Weerar ka dhacay Gaarisa oo macalimiin lagu dilay+Tirada Dhimatay
Al-shabaab ayaa dhankooda war ay soo saarteen ku sheegtay mas'uuliyada weerarka lagu dilay saddexda Macalin.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab toogasho ku dileen saddex Macalin degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Warbixin ay soo saareen Booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in saddexda macallin ee la dilay aysan deganeyn gobolka.
Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen Arbacadii ayaa sheegay in Kenya marnaba amaan noqon doonin ayaga oo u hanjabay dalxiisayaasha iyo danaha Mareykanka ee dalkaas.
Weerar ka dhacay Gaarisa oo macalimiin lagu dilay+Tirada Dhimatay
Weerar ka dhacay Gaarisa oo macalimiin lagu dilay+Tirada Dhimatay