Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Gebo-gabeeyey Shirka Qorshaha 2020

0
Thursday January 23, 2020 - 09:14:00 in by salman abdi
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Gebo-gabeeyey Shirka Qorshaha 2020

    Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Gebo-gabeeyey Shirka Qorshaha 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Gebo-gabeeyey Shirka Qorshaha 2020
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee WW&S Axmed Abokor Maxamed, ayaa maanta si rasmi u soo xidhay shirka qorshe-hawleedka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee sannadka 2020-ka.
WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020
 



Shirkan oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Kaah ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu dejiyey qorshe sannadeedka 2020 ee ay wasaaradda waxbarashadu ku hawl-geli doonto.

Haddaba, hadallada Masuuliyiinta gunaanadka kulankaas iyo warka ku saabsan oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan: