Faah faahin ka soo baxeysa Nabadoon xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

0
Monday January 27, 2020 - 12:30:10 in by salman abdi
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah faahin ka soo baxeysa Nabadoon xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

    Faah faahin ka soo baxeysa Nabadoon xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahin ka soo baxeysa Nabadoon xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Faah faahin dheeraad ah ayaa toogasho xalay koox hubeysan ku dileen Nabadoon lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Yuusuf Siicoow Shabeel.

 

 

 

Gaar ahaan dilkan ayaa ka dhacay xaafadda Barwaaqo ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir iyadoo kooxdii dilka geysatay goobta ka baxsadeen.

 

Dilka kaddib waxaa goobta tagay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo howlgalo iyo baaritaanno ka sameeyay degmada hasse ahaatee uma aysan suurtagalin in ay qabteen raggii dilka geystay.

Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada Deyniile sidoo kalana lama oga sababta loo bartilmaameedsaday marxuumka.