Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Garoowe Oo Xukuumad Madaxweyne Xidhay Oo Damaanad Lagu Siidaayay+Sababta Loo Xidhay.

0
Thursday February 06, 2020 - 13:35:18 in by salman abdi
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Garoowe Oo Xukuumad Madaxweyne Xidhay Oo Damaanad Lagu Siidaayay+Sababta Loo Xidhay.

    Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Garoowe Oo Xukuumad Madaxweyne Xidhay Oo Damaanad Lagu Siidaayay+Sababta Loo Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Garoowe Oo Xukuumad Madaxweyne Xidhay Oo Damaanad Lagu Siidaayay+Sababta Loo Xidhay. Weriye Cumar Maxamed Soomane oo ahaa suxufi katirsan madaxtooyada Puntland, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib maanta la horgeeyay maxkamada dajarada koowaad ee gobolka Nugaal ee Puntland.

 

Cumar Soomane ayaa lagusii daayay damanaad sida uu sheegay xeer ku xigeenka Punrland Maxamed Xareed Faarax, kaasoo warbaahinta uga waramay xarriga weriyaha iyo dambiyada lagusoo xiray.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in muddo 7 ciishe ah go'aan laga gaaridoono kiiska loo haysto Cumar Soomane uuna xor yahay in baaritaanka uu kasoo dhamaanayo.

Xeer ilaaliyuhu wuxuu ka gaabsad inuu sheego dambiyada lagusoo oogay weriyaha.

Ururka saxaafada Puntland iyo saxafiyiinta ka howlgalla Puntland ayaa kaalin ka qaatay sidii weriyahaas uu dib xoriyadiisa ugu heli lahaa, kadib muddo 24 saac ku dhow oo uu ku xirnaa saldhiga dhexe ee Garowe.