Gudaha:-Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Biixi, kormeer ku tegay goob lagu tartansiin doono Geella

0
Thursday February 13, 2020 - 12:16:43 in by salman abdi
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Biixi, kormeer ku tegay goob lagu tartansiin doono Geella

    Gudaha:-Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Biixi, kormeer ku tegay goob lagu tartansiin doono Geella

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Biixi, kormeer ku tegay goob lagu tartansiin doono Geella

Tartanka waxa gacan ka gaystay imaraadka Carabta iyo xukuumadda Somaliland.

"Waxaana maalmaha soo socda lagu dhawaaqi doonaa miisaanka ugu badan ee laga lisay labada wakhti ee galabtii iyo subaxdii, iyadoo isla goobtaasi lagu miisaamayo caanaha laga lisay hal kasta oo halkaasi ku sugan, waxaana loo kuurgeli doonaa wixii looga gudbi lahaa arrintaasi si loo helo kor u kaca miisaanka caanaha laga lisay geela Somaliland"