War Deg Deg Ah:-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada Burco.

0
Saturday February 15, 2020 - 12:37:12 in by salman abdi
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada Burco.

    War Deg Deg Ah:-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada Burco.

Ciidamada boolisla ee Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga u taxaabay saaka qaar ka mid ah ganacsatada qaadka keena Magaalada Burco, arinta xadhiga xubnahani ayaa ka dhalatay kadib markii kulan laysugu yeedhay isla markaasina layla fahmi waayey sidii loo xakamayn lahaa arinta qaadka oo hore buuq uga taagnaa.

Dhawaan ayay ahayd kadib markii ay magaalada Burco xoog ku soo galeen qaadleydu, Arintaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka taagnaa is fahamwaa.

Waxii Warar Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Warbaahinta.