Daawo: Guddomiyekuxigeenada Golaha Wakiilada oo Qaran Dumis ku sheegay Xildhibaano WADANI ka tirsan oo Addunka Gurmad waydiistay Dalbadayna AMISOM

0
Tuesday October 28, 2014 - 08:20:22 in by salman abdi
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddomiyekuxigeenada Golaha Wakiilada oo Qaran Dumis ku sheegay Xildhibaano WADANI ka tirsan oo Addunka Gurmad waydiistay Dalbadayna AMISOM

    Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, gaar ahaana G/kuxigeenka 1aad iyo 2aad ayaa caddeeyay in Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) aanu kala tashanin qorshaha uu wax ka bedelay xeerkii diwangelinta Muwaadiniinta iyo cod-bixiyaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, gaar ahaana G/kuxigeenka 1aad iyo 2aad ayaa caddeeyay in Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) aanu kala tashanin qorshaha uu wax ka bedelay xeerkii diwangelinta Muwaadiniinta iyo cod-bixiyayaasha ee Golaha Guurtidu dib ugu celiyey Wakiilada.

Labada Guddoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed oo ka hadlayey kulan qado ahaa oo aqlabiyadda Mudanayaasha Golahaasi maanta ku yeesheen Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay in ilaa la saxo xeerka uu Guddoomiye Cirro shaasheeyay aaney suurtoobeyn in la meel-mariyo komishanka doorashooyinka qaranka, maadaama oo xeerkii ay ku shaqeyn lahaayeenba aanu weli ansax ahayn. 



Contact@afkashacabka.com