Somaliland cadceed soo baxaysa oo aan cidna sacabada ku qarinkarin waxa qoray:-Abdisaalan Xariir Sh. Cismaan

0
Wednesday May 20, 2020 - 17:00:46 in by salman abdi
  • Visits: 3719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland cadceed soo baxaysa oo aan cidna sacabada ku qarinkarin waxa qoray:-Abdisaalan Xariir Sh. Cismaan

    Somaliland cadceed soo baxaysa oo aan cidna sacabada ku qarinkarin waxa qoray:-Abdisaalan Xariir Sh. Cismaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland cadceed soo baxaysa oo aan cidna sacabada ku qarinkarin waxa qoray:-Abdisaalan Xariir Sh. Cismaan
18may 1991 ayay ahayd marki somaliland Ay xuriyadeeda dib ula soo noqtay   kadib marki loo so maray halgan qadhaadh oo dhiigbadani ku daatay oo hurmuud ka ahayeen dhaqdhaqaaqi xaq udirirki snm  oo dagaal lagalay dawladi awooda badnayd ee siyaad bare islmarkaana wiiqay cududii milaytari iyo awoodi ciidan ee taliski somalailand 
tana iyo maanto la xusayo 29 guurada ka soo wareegtay 18may 1991  somaliland waxay soo maratay marxalado kala duwan oo ay ugu adkaayen duruufo dagaalo sukeeye oo ka dhacay wadanka   oo marmarka qaar xaadlada meel xun gaadhsiyay hadan sikasto waxa yihiin dadka heer somaliland kumaynu riyoonin inay waxa udhiman xuriyada iyo madaxbanaanida jamuriyada somalailand  waayo waxay ogyihiin miskanka qadiyada madaxa banaanidu inta uu leegyahay taasi  iyo inay usoo dhinteen kumanaan kamida dadka heer somaliland oo kumanaankalena u naafooben hantibadana ay ku burburtay inakasto mudada 29 sano ah anay haysan somalailand aqoonsi caalamiya hadana waa dad ku qanacsan madaxbanaanida dalka somalailand  iyo in dalkoodu ka go somalilada inteedakale lagamana yaabo inaanay  marnaba ka noqdaan hadaanay xata ictiraaf helayn 100 sane soo socda waxayna aaaminsanyihiin jiritaanka magac  jamuuriyada somalailand     iyo calanka tawxiidku kuyaale ee ka dul babanaya  oo ay u arkan inay kaga maydheen waxay dhib usoo mareen xuriyada dalkooda somalailand ,

waxa hadaba xusid miudan inay tan iyo curashadeedi somalailand ay cadaw farabadan yeelatay  oo gudaha iyo dibadaba ah kuwaasi oo ubadan dadka somalaida ee aanu kala gonay iyo maamulkooda dawliga ah iyo qaar kamida wadamada jaarka  hawgi siidarnaato dawlada manta xamar ka jirta ee uu hogaamiyo farmaajo oo ay moodo inay siyaasad ka dhigatay xaasidnimada somalailand iyo dad u daba dhilifeeya oo isugu jira qaar ku dhuumanaya mihnada saxaafada iyo kuwakale oo calooshoda u shaqaystyaala kuna qudhaabta magaca somalailand oo uu ku shaqaysto farmaajo markaasina kuhadla waxayaabo ka dhan ah madxbanaanida iyo xoriyada jamuuriyada somaliland  isla markaasina ku hadaaqa midnimo iyo  waxan dib loo helayn   waxa halkan ku xusaya dadbadan oo walaalnimda iyo somalinimadaba jecel oo marar badana ku baaqa in somliland iyo somaliya la heshiisiyo kuwa waxanu lenahay waad mahadsantihiin dareenka wanu idinla qabna hiil iyo hooba diyaarbanu unahay inaanu islakiin garabtaagno laakin midnimo maya kuwa ducaynta iyo afxumada iyo maaga qaranimada iyo shacabka somalailand waxan leyahay xoriyada somaliland waxay ku timi qori caaradi markale hadii loobahado ama laga fiirsanwaayo    waxanu diyaar unahay inaanu dhiig udaadino qaranimada somalailand inta kasukaysana khiyaaliga naftiina ugu sheekeya  dagaal yahankii snm na muu dabar goin waxan kaga baxaya murtidi abwaan salaan carabay hadaad ficil hinaasiday as aad hiilinkariwayda  ma afkaad ka hawlbixi cidlaad ka hanjabaysaaye            

Qoraalka C.salaan Xariir Sh.Cismaan cabdisalaan446@gmail