Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Taageeray Baaq-Shacab ''Madaxweyne Maanta ma aha maalintii aad is difaaci lahayd iyo ku jiqsii..''

0
Tuesday May 26, 2020 - 13:05:21 in by salman abdi
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Taageeray Baaq-Shacab ''Madaxweyne Maanta ma aha maalintii aad is difaaci lahayd iyo ku jiqsii..''

    Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Taageeray Baaq-Shacab ''Madaxweyne Maanta ma aha maalintii aad is difaaci lahayd iyo ku jiqsii..''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Taageeray Baaq-Shacab ''Madaxweyne Maanta ma aha maalintii aad is difaaci lahayd iyo ku jiqsii..''

Xoghayaha Xisbiga Waddani Ayaa sheegay in Somaliland wax badan qabsatay dhisatayna hanaan dowladnimo balse waxa uu ka dayriyey nidaamka dowliga Ah oo uu tilmaamay inuu istaagay islamarkana u hoos u sii socdo.

Xoghayuhu waxa u sheegay in dhalinyarada baaqa shacab soo saaray ay xaq u leeyihiin inay dood ka yeeshaan xaalada dalka waxanu nasiib daro ku tilmaamay in dhalinyarada ay xukuumadu ugu yeedhay inay dhalinyaradii Iimaan beeleen arintaas oo uu ku tilmaamay xukuumadu raaligalina ka bixiso.

Waxanu madaxweynaha somaliland ugu baaqay in wax ka qabto xaalada dalka Ee faqriga iyo dhibaatada caafimaad daro Ee maanta ma aha maalintii aad is difaaci lahayd iyo ku jiqsii Ee waa maalin taas qiimayn u samayn lahayd cabashada bulshada Gobolada dalka.

Ugu Danabayn waxa u sheegay in saddex bilood ka dib ay fashilantay shaqadii Gudidda ka hortaga xanuunka corono viruiska Ee somaliland.