Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay Werwer Leh.

0
Saturday June 20, 2020 - 12:30:54 in by salman abdi
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay Werwer Leh.

    Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay Werwer Leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay Werwer Leh.
Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 147


Sagaal iyo labaatan qof (29) ayaa laga helay xanuunka, 23  qof waa somalilanders. Halka 6 qof udhasheen dalka Hindiya. Bukaanadan 24 qof waa rag, 5 qofna waa dumar. 
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:


(10jir ilaa 19jir = 5 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 8 qof)
(40jir ilaa 49jir = 6 qof)
(50jir ilaa 59jir = 4 qof)


Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 16 qof, Berbera 8  qof iyo Laascaanood oo ah 5  qof.
 

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo kow iyo Labaatan (121)