Xukuumada Vila Somalia Oo Saxeexday Sharciyada Cusub Iyo Waxa ay ku Salayntahay.

0
Monday June 22, 2020 - 07:36:03 in by salman abdi
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Vila Somalia Oo Saxeexday Sharciyada Cusub Iyo Waxa ay ku Salayntahay.

    Xukuumada Vila Somalia Oo Saxeexday Sharciyada Cusub Iyo Waxa ay ku Salayntahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Vila Somalia Oo Saxeexday Sharciyada Cusub Iyo Waxa ay ku Salayntahay.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SAXIIXAY SHARCIGA DUULISTA RAYIDKA

Muqdisho, 22ka Juun 2020:
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reebka ah.

Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macalin Xasan, wuxuuna Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda culus ee loo igmaday.

DHAMMAAD