Soomaliland oo shaacisay kiisas Cusub Xili Dhamanba La Fasaxay Goobihii hore loo Xayiray

0
Wednesday June 24, 2020 - 11:22:37 in by salman abdi
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaliland oo shaacisay kiisas Cusub Xili Dhamanba La Fasaxay Goobihii hore loo Xayiray

    Soomaliland oo shaacisay kiisas Cusub Xili Dhamanba La Fasaxay Goobihii hore loo Xayiray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaliland oo shaacisay kiisas Cusub Xili Dhamanba La Fasaxay Goobihii hore loo Xayiray
24kii saacadood  130 Qof ayaa laga Baadhay covid-19 

17 ayaa laga helay Covid-19 

 11 qof waa somalilanders 

 6 qof oo ajaanib ah. 

Jinsiga

Rag = 12 qof 

Dumar = 5 Qof

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

10jir ilaa 19jir = 1 qof

20jir ilaa 29jir = 5 qof

30jir ilaa 39jir = 5 qof

40jir ilaa 49jir = 4 qof

50jir ilaa 59jir = 1 qof

80jir ilaa 89jir = 1 qof

Magaalooyinka ay kala Joogaan Bukaanada cusub

Hargeisa 11  qof 

 Berbera  6  qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay 148 Qof