Mid ka Mid Ah Badhsabadii Uu Dhawan Magacabay Madaxwyne Bixii Oo Saluug Ka muujiyay Gobolkii Loo Magacabay+Sababta Ka Danbaysa.

0
Monday July 06, 2020 - 13:01:29 in by salman abdi
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid ka Mid Ah Badhsabadii Uu Dhawan Magacabay Madaxwyne Bixii Oo Saluug Ka muujiyay Gobolkii Loo Magacabay+Sababta Ka Danbaysa.

    Mid ka Mid Ah Badhsabadii Uu Dhawan Magacabay Madaxwyne Bixii Oo Saluug Ka muujiyay Gobolkii Loo Magacabay+Sababta Ka Danbaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka Mid Ah Badhsabadii Uu Dhawan Magacabay Madaxwyne Bixii Oo Saluug Ka muujiyay Gobolkii Loo Magacabay+Sababta Ka Danbaysa.
Badhasaabkii dhawaan Madaxwayne Muuse u Magacaabay Gobolka Sanaag Axmed Cismaan Xasan  horana u ahaa Badhasaabka Gobolka Saaxil 

Ayaa ilaa hadda ka meeraysanaya inuu xilkaasi la wareego , waxaana wararka qaar sheegayaan inuu dalbaday inay is arkaan Madaxwaynaha ,

Arintaasi ayaa keentay inuu xilka Gudomiyaha Gobolkaasi  uu la sii wareego Gudoomiye ku xigenka Gobolkaasi Sanaag .