Maamulihii Waddada Berbera Corridor Oo Is-casilay & Masuulka Cusub Oo Ee Lagu Bedelay

0
Thursday July 09, 2020 - 12:15:16 in by salman abdi
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulihii Waddada Berbera Corridor Oo Is-casilay & Masuulka Cusub Oo Ee Lagu Bedelay

    Maamulihii Waddada Berbera Corridor Oo Is-casilay & Masuulka Cusub Oo Ee Lagu Bedelay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulihii Waddada Berbera Corridor Oo Is-casilay & Masuulka Cusub Oo Ee Lagu Bedelay
Maamulihii mashruuca waddada Berbera Corridor Maxamuud Cabdi Maxamed (Dhuudhi) ayaa is casilay, ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo Wasiirka horumarinta jidadka Somaliland Cabdillaahi Abokor, sida ay werisay SomalilandChronicle.


Madaxweyne Biixi ayaa xilkan u magacaabey Ciise Yuusuf Maxamed (Xamari) oo ah guddoomiyihii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland.