Xildhibaan Jirde Oo Sheegay In Raysal-Wasaaraha Soomaaliya Uu Soo Jeediyay In Madaxweynaha & Caasimadda La Siiyo Reer Somaliland.

0
Saturday July 11, 2020 - 13:47:05 in by salman abdi
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Jirde Oo Sheegay In Raysal-Wasaaraha Soomaaliya Uu Soo Jeediyay In Madaxweynaha & Caasimadda La Siiyo Reer Somaliland.

    Xildhibaan Jirde Oo Sheegay In Raysal-Wasaaraha Soomaaliya Uu Soo Jeediyay In Madaxweynaha & Caasimadda La Siiyo Reer Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Jirde Oo Sheegay In Raysal-Wasaaraha Soomaaliya Uu Soo Jeediyay In Madaxweynaha & Caasimadda La Siiyo Reer Somaliland.
Guddoomiyaha Ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa sheegay in Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya uga qaybsoomay Dalka Jabuuti uu Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu soo jeediyey isla-markaana uu sheegay in si Midnimada labada dhinac loo hirgeliyo reer Somaliland loo ogol yahay in la siiyo Madaxweynaha iyo Caasimadda.

Cabdiqaadir Jirde oo waraysi siiyay telefishanka Universal Tv, wuxuu arrintaasi ku tilmaamay inuu yahay Tusaale u yahay sida aan saxda ahayn ee ay u fikirayaan Madaxda Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, xilli buu yidhi ay la daalaa-dhacayaan arrimaha ka taagan gudaha Soomaaliya.