Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir

0
Monday July 13, 2020 - 14:11:12 in by salman abdi
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir

    Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu magacaabay guddi ka shaqeyn doono aas-aaska qaran ee loo sameyn doono meydka ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday waddanka Turkiga .

 
 
Guddigaan oo dhammaantii ka tirsan Golaha Xukuumadda ee dowladda Soomaaliya ayaa waxay ka shaqeyn doonaan aas-aaska marxuum Xasan Abshir, waxay sidoo kale ka shaqeyn doonaan sidii meydkiisa loo keeni lahaa gudaha dalka.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxay kala yihiin.


1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS :Guddoomiye.

2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa :Xubin.

3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta : Xubin

4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha :Xubin

5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada :Xubin

6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada : Xubin

7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka :Xubin.

8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka :Xubin.

9. Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru dawlaha Maaliyadda : Xubin

Allaha U Naxariistee Xasan Abshir Faarax ayaa waxa uu ahaa siyaasi caan ah oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka,