Maydka raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo Muqdisho laga dajiyay

0
Thursday July 16, 2020 - 11:37:24 in by salman abdi
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydka raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo Muqdisho laga dajiyay

    Maydka raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo Muqdisho laga dajiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maydka raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo Muqdisho laga dajiyay Diyaarad sidday maydka alle ha u naxariistee Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa goordhaw ka dagtay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

 
Garoonka waxaa ku sugan guddiga qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka.

Madaxda Qaranka ayaa ku tukan doonta salaada Janaasada ka dibna waxaa loo qaadi doonaa magaalada Garooowe halkaas oo lagu aasi doono hadii allaah idno.

Waxaa Garowe aaskiisa kaga qeybgalidoona madax kala duwan oo ka socda Puntland, dowlad goboleedyada iyo dowla