Madaxweyne dadkiisa ugu baaqay inay soomaan si ay isaga ilaaliyaan cudurka Corona

0
Thursday July 16, 2020 - 11:41:50 in by salman abdi
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne dadkiisa ugu baaqay inay soomaan si ay isaga ilaaliyaan cudurka Corona

    Madaxweyne dadkiisa ugu baaqay inay soomaan si ay isaga ilaaliyaan cudurka Corona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne dadkiisa ugu baaqay inay soomaan si ay isaga ilaaliyaan cudurka Corona

Madaxweynaha dalka Malawi Lazarus Chakwera ayaa ka codsaday shacabka inay ku dadaalaan cibaadada isla markaana ay soomaan si laisaga ilaaliyo cudurka Covid-19.

Madaxweynaha wuxuu ka codsaday dhammaan dadka aaminsan diimaha kala duwan ee ku nool dalkaas in muddo saddex maalmood ah ay soomaan ayna cibaadeystaan.

Lazarus Chakwera wuxuu in muddo ahaa baadari, sannadkii 2013-kii wuxuu noqday hogaamiyaha mucaaradka dalkaas,waxaa 23-dii bishii Juun ee sannadkan uu ku guuleystay doorasho ku celis aheyd oo uu kaga guuleystay madaxweynihii hayay talada ee Peter Mutharika.