Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb

0
Saturday July 18, 2020 - 12:02:56 in by salman abdi
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb

    Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Dhuusomareeb
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.


Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir ay yeelanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo lagu gorfeynayo wadashaqeynta labada heer ee Dowladda iyo doorashooyinka qaran ee dalka kusoo foolleh.

Dhinacakale, raysal wasaare Kheyre iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ayaa saakay ku wajahan Dhuuso mareeb, iyagoo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garowe.

Waxay Garowe u tageen ka qeyb galka aaskii raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax.