BARNAMIJKII LIQE IYO LISE WAXA LAGU SOO BAN DHIGAA ARMAHA KA TAGAN DALKA SOMALILAND, WIIGIINA MALIN AYUU SOOBAXAA.

0
Saturday March 08, 2014 - 19:47:16 in by Super Admin
  • Visits: 1411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BARNAMIJKII LIQE IYO LISE WAXA LAGU SOO BAN DHIGAA ARMAHA KA TAGAN DALKA SOMALILAND, WIIGIINA MALIN AYUU SOOBAXAA.

    Lise: Mantey ugu darneyd oo Wasiir qaxaya la arkey!! Liqe : waligaba wax an loo fadhiyinbaad sheegtaye maxaa dhacay xaaji?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lise: Mantey ugu darneyd oo Wasiir qaxaya la arkey!! Liqe : waligaba wax an loo fadhiyinbaad sheegtaye maxaa dhacay xaaji?

BARNAMIJKII LIQE IYO LISE WAXA LAGU SOO BAN DHIGAA ARMAHA KA TAGAN DALKA SOMALILAND, WIIGIINA MALIN AYUU SOOBAXAA.

 

Lise: Mantey ugu darneyd oo Wasiir qaxaya la arkey!! 

Liqe : waligaba wax an loo fadhiyinbaad sheegtaye maxaa dhacay xaaji? 

Lise: Liqaw manad ogeyn in wasiir xagla toosiye Burco lagu joojiyey isaga oo sii talabaya 

Liqe: Niyaw sheekadaas waxba kama jirto oo websedo ku kacsan xukumada ayaa faafiyey. 

Lise: Tagerayasha kulmiyena runta marka lashegey gubtane, Liqaw waxad iiga warantaa SONYO ileyn adigaa NGO bari haysan jiraye? 

Liqe: Saxiib waxan u naqanaa in ay tahay Dallada dhalinyarta Somaliland , lakinse lisaw maxaad saluugtey saaxiib? 

Lise: Ma ogtey in SONYO 21 xubnood ay Leedey, halka gobolka casimad ku xigeenku Leedey 7 xubnood, gobolka Somaliland ugu weynina leeyey 4 xubnood, Boorama leedey 8 xubnood. Laascaanood 5 xubnood. Hadaba Su’al aan ku weydiiyee Dadka tiradaas leeg ma matali karaan 40 qof oo aaney soo dooran waliba dhalintu? Waxanad ogtey in dhalinta lagu tilmaamo 50% yihiin dadka somaliland ku nool? Hadey garteen in ay matalaanba yaa la xisaabtama ? maxay dhalinta u qabatey? Yaa dirsadey SONYO? Sideebey ushaqaysaa?Yaa ay la shaqaysaa? ............. 

Malaayiin su’alood ayaa jira lakinse cid sifiican ugu jawaabeysaa ma jirto Liqaw saaxib. Takaleh iminkey ugu darnaayeenoo yiraahdeen Dhaliney waxaad lacag awoodaan noosoo dira. Lasoco……...........





Ducaysane Hiis Abdi

Burco Somaliland


Facebook: https://www.facebook.com/axmedwali.x.cabdi