Taiwan Oo Markab Dagaal Dushii Kaga Dhawaaqday Ilaalinta Xeebaha Somaliland

0
Friday August 07, 2020 - 15:56:55 in by salman abdi
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taiwan Oo Markab Dagaal Dushii Kaga Dhawaaqday Ilaalinta Xeebaha Somaliland

    Taiwan Oo Markab Dagaal Dushii Kaga Dhawaaqday Ilaalinta Xeebaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taiwan Oo Markab Dagaal Dushii Kaga Dhawaaqday Ilaalinta Xeebaha Somaliland

Wasaaradda Gaashaan-dhiga dalka Taiwan, ayaa sheegtay in ay ka taageerayso Xukuumadda Somaliland qorshaha ilaalinta Xeebaha Somalilnd.

Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay qoraal dawladda Taiwan ay shalay ku baahisay Twitterka, oo ay ku caddaysay inay Somaliland ka saacidayso ilaalinta ammaanka Xeebaha Somaliland.

 

 

 

Dawladda Taiwan, waxa ay sidaasi ka ku soo shaacisay xaflad Salaasadii Toddobaadkan lagu soo bandhigayey markab noociisu ku cusub yahay dalkaas oo ah kuwa dagaalka ee xambaara miinooyinka oo qaybo badan oo ka mid ah la dhammaystiray isla markaana lagu wado inuu dhammaystirmo dabayaaqada sannadkan 2020ka.