War Deg Deg Ah:-Gurigii Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Shirar Culus Ka Socdaan Iyo Xaaladda Oo Cirka Isku Shareertay.

0
Tuesday September 08, 2020 - 10:21:45 in by salman abdi
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gurigii Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Shirar Culus Ka Socdaan Iyo Xaaladda Oo Cirka Isku Shareertay.

    War Deg Deg Ah:-Gurigii Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Shirar Culus Ka Socdaan Iyo Xaaladda Oo Cirka Isku Shareertay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gurigii Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Shirar Culus Ka Socdaan Iyo Xaaladda Oo Cirka Isku Shareertay. xafiiska toban jirsaday madaxweyne ku xigeenka somaliland waxaa ka socda shirar iyo kulamo uu ku xoojisanayo kursigiisa gudoomiye ku xigeenka afaraad ee kulmiye. wasiir saajin ayaa u muuqda mid loolan adag kula jira madaxweyne saylici saraakiil ka tirsan kulmiye ayaa ii sheegay in wasiir saajin ayaan horelooga baran dhaqdhaaqyada kulmiye uu yahay mid culayskiisa wata Sanadkii 2017 ayuu madaxweynaha somaliland u magacaabay wasiirka ganacsiga