Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Lagu Dhalleceeyay Siyaasiga Maxamuud Xaash

0
Saturday September 12, 2020 - 11:04:53 in by salman abdi
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Lagu Dhalleceeyay Siyaasiga Maxamuud Xaash

    Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Lagu Dhalleceeyay Siyaasiga Maxamuud Xaash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Lagu Dhalleceeyay Siyaasiga Maxamuud Xaash
Wasiiirkii Hore ee Arimaha Dabada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa been abuur cad ku tilmaamay warkan oo ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta ka hawl-gasha gudaha Somaliland. Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis oo xidhiidh la soo sameeyay shabakadda wararka Somalilandtoday ayaa waxa uu sheegay in Maxamuud Xaashi uu yahay wasiir ay ka wadda tirsanaayeen xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxaanu sheegay in uu ixtiraam u hayo waxaana ka mid ah hadalladiisii "waxaan beeninayaan warkaa lagu baahiyay warbaahinta qaar ka mid ah, Maxamuud Xaaahi waxa aanu ka wada tirsanayn xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaan u hayaa ixtiraam”. Siyaasiga Maxamed Biixi Yoonis ayaa warbaahinta Somaliland ugu baaaay inay ka waantoobaan baahinta wararka been abuurka ah iyaga oo ilaashanaya sumcadooda waxaanu yidhi "warbaahintu waa inay ka digtoonaataa baahinta wararka aan xaqiiqada ahayn, waa inay ilaashadaan sumcadooda iyo kalsoonida bulshada ku xidhan wararkooda”