Axmed Cabdi Dheere Oo Xisbiyada Mucaaridka Ka Dalbaday Inaanay Xukuumadda Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Dadka Hortooda Waxba Kaga Sheegin

0
Sunday September 13, 2020 - 12:05:44 in by salman abdi
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Cabdi Dheere Oo Xisbiyada Mucaaridka Ka Dalbaday Inaanay Xukuumadda Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Dadka Hortooda Waxba Kaga Sheegin

    Axmed Cabdi Dheere Oo Xisbiyada Mucaaridka Ka Dalbaday Inaanay Xukuumadda Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Dadka Hortooda Waxba Kaga Sheegin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Cabdi Dheere Oo Xisbiyada Mucaaridka Ka Dalbaday Inaanay Xukuumadda Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Dadka Hortooda Waxba Kaga Sheegin

Gudoomiye xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadlay sababta xisbiyada mucaaridka iyo dadka mucaaridka ku ah xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo xisbiga kulmiye eedo iyo dhaliilo ugu jeediyaan goobaha xafladaha sida qalin jabinta jaamacadaha iyo xafladaha meherada waxaana Gudoomiye xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere hadalkan ku kalifay ka dib markii hogaamiyaha xisbiga waddani mudaneXirsi Cali Xaaji Xasan uu goordhaweyd hadalo kulul ku miisay hogaaminta madxweyne biixi iyo xaaladda xisbiga kulmiye galay waxana uu yidhi



"Xisbiyada mucaaridka ah waxaan odhan lahaa maalinba midbaa xisbiyada dalka xukunka haya, hadaad wax mucaaradad ah haysaan waxa wanaagsan inaad shirjaarid meelahas ku qabsataan ee maaha in maalinba inan iyo inan' is mehersadey hadal ka sheegtan amba xaflad qalinjabineed ka mucaaradan,

Anagu ardeyda ayaanu la faraxsanahey oo wax kale odhan maayo Hambalyo Hambalyo ardeyda qalinjabisey" Gudoomiye xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo hada ka hadley xaflada qalinjabinta jaamacada hargeysa.

Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere.