Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diray Mid Ka Mid Ah Masuliyinta Xisbiga.

0
Tuesday October 06, 2020 - 09:28:19 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diray Mid Ka Mid Ah Masuliyinta Xisbiga.

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diray Mid Ka Mid Ah Masuliyinta Xisbiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diray Mid Ka Mid Ah Masuliyinta Xisbiga. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Xaliimo Kaahin Ducaale oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa yidhi "Waxa aan tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaa qoyska, qaraabada, ehelada, asxaabta iyo bahda Xisbiga WADDANI UK ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Hooyo Xaliimo Kaahin Ducaale oo xaqii ugu yimid Magaalada Hargeysa.Waxa aan si gaar ah uga sii tacsiyadeynayaa Xoghayaha siyaasadda Xisbiga WADDANI ee UK Mudane Nagiib Maxamed Cismaan oo ay marxuumaddu Hooyadii ahayd, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa in uu jannatul Firdowsa geeyo, samir iyo iimaanna inaga wada siiyo. Aamiin   


                                                                                                                                                                             .” لَ ْی ِھ َرا ِجعون َوإِنَّا إِ إِنَّا ِِّ  
Af-hayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batu