Gudaha:-"Madaxweyne Haka Fakarin Inaad Qoyskaaga Qani Ka Dhigto Ee Ka Faker Inaad Qarankaaga Qani Ka Dhigto" Maxamuud Xaashi Cabdi.
Gudaha:-"Madaxweyne Haka Fakarin Inaad Qoyskaaga Qani Ka Dhigto Ee Ka Faker Inaad Qarankaaga Qani Ka Dhigto" Maxamuud Xaashi Cabdi. Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta saxaaafada kula hadlay Hargeysa ayaa dhaliilo u
jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
"Guul wadeynta kacaanka iyo sacabka jiibta guulwadayaashu kula garab joogaan maaha halbeega hoggaamiyaha guuleystay,
Haddii madaxweyne muuse dulqaadkii lagu soo doojey u yaqaano doqoniimo annigu waxaan u aqaan sahayda siyaaasiga
suuban oo anniga iyo muuse aan ka dhaxalney macalinkayagii siilaanyo isagana macalin u ahaa"
"Saaxiibkay Madaxweyne Muuse Waxaad tahay nin weyn oo gu iyo garasho midna u dhinayn oo 70-aad jir ah, waxaad
maanta garan weydey garan maayo goortaad garan doonto, Maanta madaxweyne in lagugu tuhmo aduun aruursi adigoo cimri
jooga cad-ceed casar jooga cimri laguma sagootiyo"
"Madaxweyne haka fakarin inaad qoyskaaga qani ka dhigto ee ka faker inaad qarankaaga qani ka dhigto" Maxamuud Xaashi
Cabdi.