Manchester City oo u gacan haadinaysa Pep Guardiola

0
Friday November 07, 2014 - 13:36:45 in by Burco Office
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo u gacan haadinaysa Pep Guardiola

    Kooxda Manchester City ayaa qorshaha ku darsatay in ay xagaaga soo socda gagada Ethihad keento macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Manchester City ayaa qorshaha ku darsatay in ay xagaaga soo socda gagada Ethihad keento macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola.


Agaasimada naadiga Txiki Begiristain iyo Ferran Soriano oo labadaba Pep kala soo shaqeeyey Barcelona ayaa u arka in uu yahay shaqsiga kaliya ee kooxda ku hogaamin kara Uefa Champions League hanashadiisa oo ay muddo badan Man City dooneeysay.

Dhinaca kale tababaraha iminka naadiga leeyliya Manuel Pellegrini ayaa lagu wada in ilaa iyo xagaagan fursad la siiyo hadii uu ku guuldareeysto himilooyinka naadiga waxaa loo bidhaamin doonaa irida.

Manchester City ayaa waxa god ku dhacay rajadii ay qabtay usoo bixitaanka wareega 16 ee Uefa Champions League kadib markii CSKA Moscow uu ku dishay Ethihad. 




Afkashacabka.cm / Sports 

Contact@afkashacabka.com