Gudaha:-Siyaasi Caan Ka Ahaa Baraha Bulshada Oo Xukuumada S,land Xil U Magacawday+Xilka Loo Dhiibay.

0
Saturday November 21, 2020 - 17:27:38 in by salman abdi
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Siyaasi Caan Ka Ahaa Baraha Bulshada Oo Xukuumada S,land Xil U Magacawday+Xilka Loo Dhiibay.

    Gudaha:-Siyaasi Caan Ka Ahaa Baraha Bulshada Oo Xukuumada S,land Xil U Magacawday+Xilka Loo Dhiibay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Siyaasi Caan Ka Ahaa Baraha Bulshada Oo Xukuumada S,land Xil U Magacawday+Xilka Loo Dhiibay. Xisbiga KULMIYE, ayaa afhayeen cusub u magacaabay xisbiga. Afhayeenka cusub ayaa loo magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ah siyaasi dhallinyaro ah oo caan ah. Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa soo saaray digreerada magacaabista Afhayeen Buuni, waxanay iyadoo faahfaahsan u dhignayd sidan hoose: Warqad uu ku saxeexan yahay Axmed Cabdi Dheere, guddoomiyaha labaad ee Kulmiye ayaa lagu magacaabay siyaasigan hore guddoomiye ku-xigeenka uga soo noqday UCID. Jagadan hore waxa u hayay wasiirka Qorshaynta Xasan Gaafaadhi