Maxaabiis Dil Toogasho Lagu Fuliyay, Magacyadooda & Wararkii Ugu Dambeeyay.

0
Thursday November 26, 2020 - 10:00:36 in by salman abdi
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaabiis Dil Toogasho Lagu Fuliyay, Magacyadooda & Wararkii Ugu Dambeeyay.

    Maxaabiis Dil Toogasho Lagu Fuliyay, Magacyadooda & Wararkii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiis Dil Toogasho Lagu Fuliyay, Magacyadooda & Wararkii Ugu Dambeeyay. Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay lix nin oo hore Maxkamadaha Somaliland dil ugu xukumeen. Magacyada maxaabiista dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa kala ahaa:- 1- Yaasiin Maxamed Yuusuf 2-Sharmaarke Sahal Oogle 3-Quulle Maxamed Cilmi 4-Khaalid Cabdi Xaydar 5-khadar Maxamed Warsame 6-Cabdikariim Maxamed Mahdi. Dilka Toogashada ah ayaa ka dhacay deegaanka Mandheera gobolka Saaxi