Difaaci Xulka Gobolka Saaxil Oo Geeriyooday Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Monday November 30, 2020 - 10:40:30 in by salman abdi
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Difaaci Xulka Gobolka Saaxil Oo Geeriyooday Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Difaaci Xulka Gobolka Saaxil Oo Geeriyooday Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Difaaci Xulka Gobolka Saaxil Oo Geeriyooday Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay War hadda na soo gaadhay ayaa sheegay in AĹLE haw naxariiste, marxuum Mukhtaar Yaxye Mutto daafacii xulka gobolka Saaxil oo goordhaweyd ku geeriyooday cisbitaalka Haldoor ee Hargeysa. Marxuumka ayaa koomo ugu jiray kadib markii uu galay shil culus kaasi oo jug xoogan kasoo gaadhay, Ilahay naxariistii jano Fardawsa ha ka Waraabiya danbigiisana alle ha dhaafo.