Dawladda Kenya oo ka hadashay Go'aankii Lagu Eryay Safiirkoodii Soomaaliya.

0
Monday November 30, 2020 - 10:48:18 in by salman abdi
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Kenya oo ka hadashay Go'aankii Lagu Eryay Safiirkoodii Soomaaliya.

    Dawladda Kenya oo ka hadashay Go'aankii Lagu Eryay Safiirkoodii Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Kenya oo ka hadashay Go'aankii Lagu Eryay Safiirkoodii Soomaaliya. - Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay go'aankii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo oo lagu amray in uu dalkiisa dib ugu laabto. Macharia Kamau xoghayaha joogtada ah ee Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Kenya siweyn uga xun tahay tallaabada Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya, isaga oo sheegay in Kenya dib u eegis ku sameyn doonto arintan si xal looga gaaro, Kamau ayaa yiri'' waxaa qaadi doonaa talaabo kasta oo lagu xaqiijinayo wanaajinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal'' Sanadihii ugu danbeeyay waxaa xumaa xiriirka labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku eedeysan Kenya fara-galin arrimaha gudaha ah gaar ahaan deegaannada Jubbaland oo Kenya ay ka joogaan ciidamada qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.