War Deg Deg Ah:- Kenya Oo Hawada Ka Xidhatay Dawladda Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Wednesday December 02, 2020 - 12:42:42 in by salman abdi
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Kenya Oo Hawada Ka Xidhatay Dawladda Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    War Deg Deg Ah:- Kenya Oo Hawada Ka Xidhatay Dawladda Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Kenya Oo Hawada Ka Xidhatay Dawladda Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay  Dawladda Kenya ayaa hawada ka xidhatay diyaaradaha Soomaaliya ka imaanaya Muddo hal saac ah, sababtu waxay tahay in Kenya ay kicinayso miigag hawada galaya maadaama lagu guda jiro mid kamid ah maalmaheeda xorriyadda. Sidoo kale waxay ahayd maalintii darraad in dawladda federaalka ah ee magaalada muqdisho ay u yeedhatay safiirkeedii u fadhiyey waddanka Kenya, halka ay dawladda muqdisho ku amartay safiirka Kenya u fadhiya magaalada muqdisho uu deg deg uga baxo magaalada muqdisho, arrintan ayaa salka ku haysay khilaaf huursanaa oo dibedda u soo saaray is haynta muqdisho iyo Kenya