Mulkiilaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay.
Mulkiilaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan
Yuusuf Oo Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay. Waxa hadda xabsiga laga sii daayay maamulaha
guud ee warbaahinta Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf.
Cabdimanaan ayaa bishii hore maxkamadi ku xukuntay 5 sanadood oo xadhig ciqaabeed ah , ganaxaax
lacageed iyo xayiraad lagu rogay warbaahintiisa.
Mulkiilaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay.
Mulkiilaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay.