"Waxa Aan Ku Noolaha Dulimi Aan Ilahay Na Badin Lakiin Ay Na Baday Xukuumadii Aan Dooranay"Qar Ka Mid Ah Barkacayaasha Magaalada Burao.

0
Saturday December 12, 2020 - 19:38:50 in by salman abdi
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa Aan Ku Noolaha Dulimi Aan Ilahay Na Badin Lakiin Ay Na Baday Xukuumadii Aan Dooranay"Qar Ka Mid Ah Barkacayaasha Magaalada Burao.

    "Waxa Aan Ku Noolaha Dulimi Aan Ilahay Na Badin Lakiin Ay Na Baday Xukuumadii Aan Dooranay"Qar Ka Mid Ah Barkacayaasha Magaalada Burao.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa Aan Ku Noolaha Dulimi Aan Ilahay Na Badin Lakiin Ay Na Baday Xukuumadii Aan Dooranay"Qar Ka Mid Ah Barkacayaasha Magaalada Burao.
Barakacayaasha Degan Duleedka Degmada Burao Oo Soo Bandhigay Duruufo Nololeed Ee Ay Ku Nool-yihin Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Aan Ka War Hayn.
Intan Iyo Intii La Doortay Madaxweynaha Hada Talada Dalka Hay Ee Kulmiye Ayaa Waxa Gobolka Togdheer Ka Jiray Xaalad Abaareed Oo Baahsan Taas Oo Sababtay In Badiba Dadka Xoolaha Dhaqatada Ah Ee Ku Noola Gobolka Togdheer Ay Galaafatay Xoolahoodii Taasina Sababtay In Ay Soo Galaan Ama Soo Dagaan Duleedka Magalada Burao.
Dadka Barakacayaasha Degmada Burao Ayaa Hadalkooda ku Bilaabay Sidan:-Bisha Aan Maanta Hadlaynaa Oo Ah Tii 12-aad Baahi Iyo Bukaan Waxa Ku Suganahy Lama Arag, waxa Waxa U Sida Oo Dhex Yimada Lama Arag Oo Ah Dawladii Aan Codkayagii Siinay Ah.

Dadka Barakayaasha Ah Ee Dagan Duleedka Magalada Burao ayaa Hada Ka Dayrinaya Xaaladooda Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Maadama Oo Aanay Haysan Waxa Ay Ku Kafeeyan Nolosheedo:-"Waxa Aan Ka Xunahay Xukuumad Hada Talada Dalka Ahaysa Ee Uu Madaxweynaha Uu Ka Yahay Muuse Bixi Oo Indhihisa Kor Uga Qaaday Maatadii Xilka Saartay Waxa Soo noqosha Ahna Kama Hayno Isaga Iyo Wasiirada Nala hooyadan Jiray Olalah.

Dad Halkan Ku Nool Waxa Na Soo Eega Oo Noo Yimada Xuukumadii Aan Dooranay Ma Hayno Waxa Aan Ku Suganahay Hada Xaalada Adag Oo Ah Mid Caafimad Iyo Mid Noleedba Ah"Waxa Sidaasi Yidhi Mid Ka Mid Ah Dadka Barkacayaasha Ah Ee Saaka Ay Booqadeen Masuuliyin Ka Socotay Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer.
Barkacayaashan Waxa hada Baahi Wayn Ay U Baqbaan Baahiyaha Aas Aasiga Ah Sida :-
Caafimadka, Biyaha, Waxbarasho Iyo Helida Quutal Daruuriga Ay Quudan Lahayeen
Sidoo Kale Baahiya Ay Hada Baahida Wayni Qabaan Ee Ay Sheegan Dadkan Barkacayaasha Ah Ayaa In Aanay Haysan "Musqulo Ay Galaan"
Sidoo Kale Mid Ka Mid Ah Hooyooyinka Degan Kaamka Ayaa Waxa ay Sheegay In Ay Hada Ku nool Yihiin Nolal Aan Wacanay "Dadkayga Halkan Dagani Waxa Aan Ku Noolaha Dulim Aan Ilahay Na Badin Lakiin Ay Na Baday Xukuumadii Aan Dooranay"

Gaba, Gabadii Waxa Ay Sheegeen In ay Waxa Ka Waayeeen Badhsaab ka Gobolka Togdheer Oo Ay Ugu Tageen Oo Dhawr Mar U Balan Qaday Balan Qado Aanay Waxa Ka rumoobin