Soomaaliya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay IGAD & Go'aanka Kasoo Baxay Urur Gobolleedka IGAD.

0
Monday December 14, 2020 - 12:19:59 in by salman abdi
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay IGAD & Go'aanka Kasoo Baxay Urur Gobolleedka IGAD.

    Soomaaliya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay IGAD & Go'aanka Kasoo Baxay Urur Gobolleedka IGAD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay IGAD & Go'aanka Kasoo Baxay Urur Gobolleedka IGAD. Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Ururka IGAD u gudbisay dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya, IGAD oo ka jawaabtay Dacwadda Soomaaliya ayaana muddeysay in 20 bishaan kulan deg deg ah oo arrintaan ku saabsan uu ka dhacayo Jabuuti. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay Urur Goboleedka IGAD dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda Dowladda Kenya ay kula kacday madaxbanaanida Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya" Urur Goboleedka IGAD oo ka soo jawaabay dacwadda Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay ayaa kulan degdeg ah 20ka December ku yeelan doona magaalada Djbiouti, kaas oo ajendayaasha looga hadlayo ay ka mid tahay faragelinta Kenya ee arrimaha Soomaaliya