Ethiopia Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Qaxootiga Tigrayga

0
Saturday December 19, 2020 - 09:22:54 in by salman abdi
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Qaxootiga Tigrayga

    Ethiopia Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Qaxootiga Tigrayga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Qaxootiga Tigrayga Wefdi ka socda hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobe ee UNHCR, ayaa gaaray magaalada Adisababa, si ay dowladda itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha ku yaala gobalka Tigray ee dagaaladu ka jiraan. Wasiiru dowlaha Nabadda Itoobiya Frealem Shibabaw, oo wefdiga qaabishay ayaa sheegtay in Itoobiya ay muhiimad gaar ah siineyso ilaalinta badqabka qaxootiga islamarkaana la qaaday talaabooyin lagu ilaalinayo dadka rayidka ah oo ay ka mid yihiin kuwo xeryaha qaxootiga ku jira mudadii uu socday howlgalka Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Waxay tilmaantay in dadkii xeryaha ka cararay cabsi darteed mudadii uu socday dagaalka tigray ay hada ku laabteen meelihii ay ka yimaadeen Waxay sidoo kale sheegtay in itoobiya ay diyaar u tahay soo celinta Qaxootiga Sudan jooga hadii ay iyagu doonaan.