Pique Oo Ku Yiri Alves: Cadow Badan Ayaan Ku Leenahay Barcelona".Iyo maamulka kooxda Muxuu ka yidhi arintan

0
Saturday November 08, 2014 - 14:28:28 in by Burco Office
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pique Oo Ku Yiri Alves: Cadow Badan Ayaan Ku Leenahay Barcelona".Iyo maamulka kooxda Muxuu ka yidhi arintan

    Daafaca kooxda BarcelonaGerard Pique ayaa sameeyay arin muran ka dhex dhalin kara laacibiinta iyo maamulka kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca kooxda BarcelonaGerard Pique ayaa sameeyay arin muran ka dhex dhalin kara laacibiinta iyo maamulka kooxdiisa.




alves-pique-efe



Tababarkii shalay ay sameeyeen laacibiinta kooxda Barcelona ayaa lagu arkay sheeko dhex martay labada daafac eeGerard Pique iyo Daniel Alves.

Pique ayaa ku yiri Alves: "Dani cadow badan ayaad ku leedahay halkaan, anigana sidoo kale ayaan ahay”.

Hadalkaan ayaa dood badan dhaliyay lakiinGerard Pique ayaa ku dooday in uu ula jeeday kaftan balse waxaa la dareensan yahay in laacib kaan uu san ku qanacsanayn sii joogitaanka kooxda ree Catalonia.

contact@afkashacabka.com