Guddoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi oo ka hor yimid jadwalka doorashada

0
Thursday December 24, 2020 - 17:03:31 in by salman abdi
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi oo ka hor yimid jadwalka doorashada

    Guddoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi oo ka hor yimid jadwalka doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi oo ka hor yimid jadwalka doorashada
Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada waqooyi ayaa kasoo horjeestay war kasoo baxay guddiga doorashada oo shaaciyay jadwalka doorashada aqalka sare.

 

Warsaxafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in aysan doorasho qaban karin guddiga doorashada oo ay ku tilmaameen in ay yihiin guddi aan sharciyad ku imaan oo ay dowladdu soo xulatay.

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in bishaan dhamaadkeeda illaa 6-da bisha january ee sanadka cusub lagu dhameystirayo doorashada aqalka sare.

Halkaan hoose ka akhriso.