Ra'iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa

0
Wednesday January 13, 2021 - 17:13:09 in by salman abdi
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa

    Ra'iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa u magacaabay Wasiiru-dowlaha Xafiiskiisa Cabdixakiin Xassan Ashkir howlaha doorashada.

Sida Qoraalka Ra'iisal Wasaaraha ku cad Wasiiru-dowlaha ayaa ka shaqeyn doona isku xirka guud ahaan howlaha doorashada, isaga oo xiriirin doona Xukuumadda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada iyo beesha Caalamka.

Hoos ka akhriso Qoraalka