"Waa Axmaqanimo Halkii ugu Dambaysay In Qof Dhintay laga Dhigo Inuu Nool Yahay, si Lacag.." Xildhibaan Nacnac Oo Afka Furtay

0
Monday January 18, 2021 - 11:32:43 in by salman abdi
  • Visits: 446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waa Axmaqanimo Halkii ugu Dambaysay In Qof Dhintay laga Dhigo Inuu Nool Yahay, si Lacag.." Xildhibaan Nacnac Oo Afka Furtay

    "Waa Axmaqanimo Halkii ugu Dambaysay In Qof Dhintay laga Dhigo Inuu Nool Yahay, si Lacag.." Xildhibaan Nacnac Oo Afka Furtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa Axmaqanimo Halkii ugu Dambaysay In Qof Dhintay laga Dhigo Inuu Nool Yahay, si Lacag.." Xildhibaan Nacnac Oo Afka Furtay Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah gudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland, ayaa axmaqnimo iyo fool xumo ku tilmaamay in qof dhintay laga dhigo inuu nool yahay, si lacag looga gurto ehelkiisa, waxaanu Xukuumadda ugu baaqay inay talaabo adag ay ka qaado Dhakhtarkii falkaas ku kacay. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi "Dadka Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan waxaa looga baahan yahay inay isku naxariistaan oo ay is caawiyaan, waxna isku qabtaan. Laakiin qof dhintay in laga dhigo inuu nool yahay si ehelkiisa lacag looga gurto, waa dambi, waana axmaqanimo halkii ugu dambaysay in qof dhintay laga dhigo inuu nool yahay, ee talaabo adag ha laga qaado dhakhtarkii ku kacay arintan foosha xun, si aanay waxan oo kale mar dambe inoogu soo noqon, oo Xukuumaddu sharci ha hor keentoā€¯