Ciidanka Xeebaha Somaliland Oo Gacanta ku Dhigay Markab Iyo Kalluumaysato Shisheeye.

0
Tuesday January 19, 2021 - 17:17:17 in by salman abdi
  • Visits: 685
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xeebaha Somaliland Oo Gacanta ku Dhigay Markab Iyo Kalluumaysato Shisheeye.

    Ciidanka Xeebaha Somaliland Oo Gacanta ku Dhigay Markab Iyo Kalluumaysato Shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xeebaha Somaliland Oo Gacanta ku Dhigay Markab Iyo Kalluumaysato Shisheeye. Ciidanka Ilaalada xeebaha jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo qabtey Markab nooca Kalluumeysiga ah iyo Kalluumeysato Ajnabi ah oo saarneyd Markabka. Markabka oo aan weli la shaacin dalka laga leeyahay ayaa waxaa luga qabtay Xeebaha Gobolka Salel, waxaana saarnaa ku dhawaad 15 Kalluumeysato Ajaanib ah.

Ciidanka ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Sheegay in Markabkani kusoo xadgudbay Xeebaha Dalka, Weli lama shaacin dalka laga leeyahay iyo Waddamada ay u dhasheen shaqaalaha saarnaa.